Saciid Ciise: “Kenya Badda ay Somalia ku qabsatay kuma qadin, waxaana sabab u ah..

Madaxda siyaasadda Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii maxkamadda caddaaladda adduunka ka soo saartay dacwaddii muranka badda ee ay Soomaaliya u gudbisay. Waxay maxkamadda xukmisay in dhulkii lagu muransanaa badankiisa la siiyo Soomaaliya, halka Kenya ay qeyb yar oo ka mid ah dhulkaas loo xukumay. Siyaasiyiinta qaar ayaa soo dhoweeyey xukunka Maxkamada, halka … Continue reading Saciid Ciise: “Kenya Badda ay Somalia ku qabsatay kuma qadin, waxaana sabab u ah..